Milatariga Soomaaliya oo Howlgal qorsheesan ku qabtay  Dabley dishay Saraakiil ciidan 

Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo howlgal qorsheesan ka fuliyay deegaan kuyaala gobolka Galgaduud ayaa gacanta kusoo dhigay labo nin oo kamid ahaa maleeshiyaad hubeesan oo dhawaan saraakiil katirsan milatariga Soomaaliya dilay. Labadan nin ee ciidamada soo qabteen ayaa kamid ahaa maleeshiyo beeleed weerar gaadmo ah oo ka dhacay inta u dhaxeysa Guriceel iyo Degmada Balambale … Continue reading Milatariga Soomaaliya oo Howlgal qorsheesan ku qabtay  Dabley dishay Saraakiil ciidan